Sida lagu ogaaday Halkii uu ku sugnaa Ayman al-Zawahiri iyo cida xogtiisa lala wadaagay

Duqeyn dhinaca cirka ah ay fuliyeen diyaaradaha dagaalka Mareykanka ayaa lagu dilay hoggaamiyihii ururka Al Qaacida Ayman al-Zawahiri,oo ku sugnaa guri kuyaalla magaalada Kaabuul ee caasimadda dalka Afgaanistan. Sirdoonka Mareykanka ayaana faahfaahino dheeraad ah ka bixiyay sida ay ku heleen xogta halka uu kunoolaa hohhgaamiyaha Al Qaacida iyo qoyskiisa oo ugu dambeyn Mareykanka sheegeen in … Continue reading Sida lagu ogaaday Halkii uu ku sugnaa Ayman al-Zawahiri iyo cida xogtiisa lala wadaagay